Hay’adda “AgStar” Adeegyadeeda Heer Degmo

Adeegyadeena heer degmo “local” waxay u qeybsan yihiin shan degmo oo midkiiba uu leeyahay saddex qof oo guddi ah.

 

Local Service Area

 

Degmada 1
Degmooyinka “Counties” Minnesota:
Aitkin, Benton, Carlton, Cass, Chisago, Cook, Crow Wing, Itasca, Isanti, Kanabec, Lake, Mille Lacs, Morrison, Pine, St. Louis, Sherburne, Stearns and Todd.
Degmooyinka “Counties” Wisconsin: Ashland, Barron, Bayfield, Burnett, Douglas, Iron, Polk, Rusk, Sawyer and Washburn.

Degmada 2
Degmooyinka “Counties” Minnesota:
Anoka, Dakota, Goodhue, Hennepin, Ramsey, Rice, Scott and Washington.
Degmooyinka “Counties” Wisconsin: Chippewa, Dunn, Eau Claire, Pepin, Pierce and St. Croix.

Degmada 3
Degmooyinka “Counties” Minnesota: Blue Earth, Brown, Carver, LeSueur, McLeod, Nicollet, Sibley, Watonwan and Wright.

Degmada 4
Degmooyinka “Counties” Minnesota:
Cottonwood, Faribault, Jackson, Martin, Murray, Nobles, Pipestone and Rock.

Degmada 5
Degmooyinka “Counties” Minnesota:
Dodge, Fillmore, Freeborn, Houston, Mower, Olmsted, Steele, Wabasha, Waseca and Winona.

Macluumaadka Kambaniga
Meelaha loo Adeego
Gudiga Maamulka
Gudiga Maamulka Idman
Lacagaha

Mission Statement
Hay’adda “AgStar,” waxay aad u taageertaa beeraha Ameerika. Mar kasta waxaa ku dadaalnaa inaan samayno adeegyo cusub oo beeralayda Ameerika. Si aad u ogaatid macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan barnaamijyadeena aan ugu adeegno baahida lacagta.